Dowladda Mareykanka ayaa ku dhiirigelisay baarlamanka Somalia in si hufan uu wax u doorto, Murashixiinta ugu baaqday inay natiijada Aqbalaan
Madaxweynaha dalkan Mareykanka ayaa Qudbad uu Xalay jeediay ku aqbalay magacaabistiisa xisbiga Dinuquraadiga.
Dhulgariir xooggan oo abuuray cabsi laga qabo Sunaami ayaa ku dhuftay dalka Philippines jimcihii shalay.Hay’adda xog ururinta degaanka ee Mareykanka ayaa sheegtay in dhulgariiskaasi uu cabirkiisu ahaa 7.6 Magnitute Cabirka dhulgariirada
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka kaddib markii uu maanta ku guuleystay tartanka jagada guddoomiyenimo.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha toddobaadkan waxan idinku haynaa sheekooyin macaan oo ay soo gudbinayaan dadka salaamaha diraya
Ganacsiga ayaa weli liita, dadku dhaqaale ma heystaan, gargaarkuna waa gaabis Magaalada Baydhaba
Cunista hilibka waraabaha ayaa ku soo badaneysa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu iibiyaa suuqyada
Isku duwaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mark Bowden ayaa sheegay inay muuqato dagaal inuu kusoo fool leeyahay Kismaayo
Gudoomiyaha Gudiga Farsamada ee Xulista Baarlamanka ayaa sheegtay inay dhici karto in doorashada madaxweynaha ay dib u dhacdo.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban-kii Moon ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay dib u dhac ka muuqda soo xulista xubnaha baarlamanka
Waxaa lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyay ee bisha Ramadan, oo malaayiin Muslimiin ah ay laba laabaan cibaadadooda iyagoo rajeynaya dambi dhaaf
Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegtay in ciidamadoodu ay weeraro ku qaadeen kooxo mintidiin ah oo ku sugnaa gacanka Siinaay
Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Amisom ayaa saakay qabsaday magaalada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay cabsidii ay weeraradii September 11-keedii ay ku beereen hay'adaha dowliga ah, gaar ahaan sirdoonka.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton ayaa sheegtay in ay haboon tahay in laga hortago abaarta soo noqnoqonaysa.
Muqdisho waxaa ku qul-qulaya kumaankun oo ka soo barakacay abaaraha gobollada qaarkood ee Soomaaliya, gargaarkuna kuma filna.
Saraakiisha ammaanka ee dalkan Maraykanka ayaa ka digay khatarta argagixisada xitaa haddii la dilay hoggaamiyihii al-Qaacida, Bin Laden.
Dhinacyada ku lugta leh rabshadaha dalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay xoog ku askareeyaan caruurta, gaar ahaan ururka al-Shabaab.
Qiimaha raashiinka ee degmooyinkaasi ayaa cirka isku shareeray, ka dib markii ay la wareegeen ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya.
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ajaanib ka barbar dagaallama al-Shabaab ay ku isku urursanayaan gobolka Jubbada Hoose.
Kuwo kale