Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Huwanta oo Qabsaday Balcad


Ciidamada DKMG iyo kuwa Midowga Africa ayaa saakay si nabad ah ula wareegay gacan ku heynta magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Inkastoo ay ciidamad iska caabin aan sidaau buureyn ay kala kulmeen hareeraha magaalada ayaa haddana aysan jirin wax rasaas ah oo ka dhacday magaalada gudaheeda.

Warbixin iyo wareysi ku saabsan qabsadhada balcad halkan hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG