Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Dilka bin Laden ka dib


Washington: Dilka bin Laden ka dib
Washington: Dilka bin Laden ka dib

Saraakiisha Ammaanka ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah al-Qaacida uu sii socon doono.

Saraakiisha ammaanka ee dalkan Maraykanka ayaa ka digay khatarta argagixisada xitaa haddii la dilay hoggaamiyihii al-Qaacida, Bin Laden.

Saraakiishu waxay sheegeen in dilka Osama Bin Laden uusan meesha ka saarayn khatartii argagixisada, balse uu meesha ka saarayo qeyb ka mid ah. Waxay kaloo sheegeen inuu sii socon doono dagaalka lagula jiro al-Qaacida.

XS
SM
MD
LG