Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Magaalada Baydhaba al-Shabab Kaddib


Horaantii todobaadkan, baarlaman cusub ayaa laga hirgeliyay Somalia, kaasoo fadhigiisuyahay magaalada Muqdisho. magaalada kale ee Baydhaba ee ku taala dhinaca koonfurgalbeed Somalia, oo ah magaalo bishii February ee sanadkan laga xureeyay kooxda Al-shabab,Ciidamada Ethiopia ayaa ku wareejinaya maamulka magaaladaas ciidmada midowga Africa iyo kuwa dowladda Somalia.

Magaalada Baydhaba dadka degaanka waxay ka abaal celinayaan amaanka magaalada oo la hagaajiyay, laakiin waxey dhinaca kale isweydiinayaan, sababta keentay in gargaarkii dadka magaaladu ay u baahanaayeen oo gaabis noqdo.

Roopa Gogineni ayaa warkan nooga soo dirtay magaalada Baydhaba. Waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00
XS
SM
MD
LG