Booliska dalka Sacuudi Areebiya ayaa u soo bandhigay Soomaalida ku dhaqan gobolka Jiisaan, Maydadka 32 Soomaali oo tallaagad ku jira.
Barnaamijkan wuxuu ugu dambeeyaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsanaa saameynta maskaxeed ee ay reebeen dagaalada Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta gaaray wafdi ka socda hay'adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ee xafiisyadoodu ku yaaliin Nairobi.