Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saudi Arabia: Maydadka 32 Soomaali ah


Booliska dalka Sacuudi Areebiya ayaa u soo bandhigay Soomaalida ku dhaqan gobolka Jiisaan, Maydadka 32 Soomaali oo tallaagad ku jira.

Booliska dalka Sacuudiga ayaa u soo bandhigay Soomaalida ku dhaqan gobolka Jiisaan maydadka 32 Soomaali ah oo tallaagad ku jira, kuwaasoo ay ilaalada xuduudda ay toogasho ku dileen.

Cali Jeyte oo ah guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfurta Sacuudiga ayaa sheegay in ay aqoonsadeen labo ka mid ah maydadkaasi ayna aaseen.

Soomaalida ayaa toogashada ay al kulmaan marka ay tahriibka ugu kala gooshayaan dalalka Sacuudiga iyo Yemen.

XS
SM
MD
LG