Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fadliga 10 Maalmood ee Ugu Dambeeya Soonka


Bisha Ramadan oo ah bisha uqu qiimaha badan 12ka bilood ee sanadka Hijriya ayaa waxey u tahay bil cibaado dhamaan muslimiinta ku nool dunid, si gaar ah 10 maalmood ee ugu dambeya bisha oo aan ku guda jirno ayaa ah tobanka ugu fadliga badan oo Qur’aanka iyo axaadiista Nabi Muxamaed Nabadgelyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee ay muslimiintu farayaan iney laba laabaan cibaadadooda.

Hadaba fadligan 10kan maalmood ee ramadaanta ayaan weydiiyay Shiekh Cabdiraxman Sharif Madaxa hay’adda isku xirka culimada Somalieed ee Waqooyiga Mareykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00
XS
SM
MD
LG