Xulka qaranka ee Zambia ayaa qaaday koobka cayaaraha Qaramada Afrika, kaddib markii ay rigoorayaal 8-7 kaga badiyeen xulka Ivory Coast.
Cabdiweli Max'ed Gaas ayaa maanta booqday cisbitaallada ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxii arbacadii ka dhacay magaalada Muqdisho
Xoghayaha arr. dibedda iyo wasiirka Britain ee Afrika, William Hague iyo Henry Bellingham ayaa London kula kulmay Qurbo-joogta Soomalid
Dagaal culus ayaa maanta ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deeggaanka ku dhexmaray deeggaanka Sool-joogto ee duleedka Buuhoodle
Wiil Somaali Maraykan ah ayaa maxkamad Minnesota ah ka horqirtay inuu lacago u ruruuriyay dhalinyararadii ku biirtay kooxda Al-shabaab
Diyaarad nooca aan duuliyuhu wadin ee Drone-ka ayaa ku burburtay xerada barakacayaasha Badbaado ee Muqdisho.
Laba ka mid ah dad loo qabqabtay qaraxii Cabdi Qeybdiid ee Gaalkacyo ayaa xalay waxaa dilay ciidankii gacanta ku hayay dadkaasi.
Qaramada Midoobay ayaa maanta ku dhawaaqday in macluushii ka dhamaatay Somalia, laakiin wali ay jiraan dad cunto deg-deg ah u baahan.
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain, William Hague iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku tagay maanta magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa caawa toogasho ku dilay Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo ahaa agaasimihii idaacadda Shabeelle ee Muqdisho.
Ugu yaraan 28 qof ayaa dhintay kaddib markii qarax baabuur uu ka dhacay xaafadda ay Shiicadu ku badan tahay ee magaalada Baghdad.
DKMG ayaa sheegtay inay taageersan tahay howlgalkii ciidamada Maraykanku ay ku soo furteen samafalayaashii lagu haystay Soomaaliya.
Ciidamada Maraykanka ayaa xoog ku soo furtay bartamaha Somalia laba shaqaale oo tirsan hay'adda miinada baarista ee Denmark.
QM ayaa maanta Muqdisho 17 sanno kaddib ka furatay xafiiska siyaasadda. Mahiga ayaa sheegay in talaabadani ay rajo cusub keenayso.
Xarunta gobolka Hiiraan ee Beledweyne oo fadhiisin u ah ciidamada Somalia iyo Ethiopia ayaa saaka lala beegsaday qarax is-miidaamin ah.
Rabshado dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Laascaanood kaddib markii ay ku dhaceen dibadbaxayaal iyo ciidanka amniga Somalila
Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay ka soo horjeedaan maamulka Khaatumo ee lagu dhisay shirkii Taleex.
Dabley hubeysan ayaa Gaalkacyo ku afduubtay nin Maraykan ah oo la sheegay inuu yahay weriye wax ka qora arrimaha burcad-badeedda.
Ciidamada AMISOM iyo DKMG ayaa weerar ay saaka qaadeen kooxda Al-Shabaab ka qabsaday saldhigyo ku yaalla Yaaqshid iyo Deyniile.
Kuwo kale