Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshaddo ka Dhacay Laascaanood

Rabshaddo ka Dhacay Laascaanood
Rabshaddo ka Dhacay Laascaanood

Rabshado dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Laascaanood kaddib markii ay ku dhaceen dibadbaxayaal iyo ciidanka amniga Somaliland.

Dibadbaxayaasha ayaa sheegay inay ka hortagayeen dad kale oo magaalada dibedda uga yimid oo doonayay inay sameeyaan banaanbax Somaliland lagu taageersan yahay.

Wararka ayaa sheegay in dadka dibadaxayay ay isku dhaceen ciidanka Somaliland, kaddibna ay ciidamadu fureen rasaas.

Goob joogayaal ayaa VOA u sheegay in ugu yaraan 2 qof ay ku dhinteen in kabadan 11 kalena ku dhaawacmeen rabshadaha maanta.

This item is part of
XS
SM
MD
LG