Print
Cabdiweli Max'ed Gaas ayaa maanta booqday cisbitaalka Madiino ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxii arbacadii ka dhacay magaalada Muqdisho.