Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo


Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo
Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo

Laba ka mid ah dad loo qabqabtay qaraxii Cabdi Qeybdiid ayaa xalay waxaa dilay ciidankii gacanta ku hayay dadkaasi.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in shilkan ay geysteen ciidan ka tirsan Galmudug oo ilaalinayay dadkan, iyagoo sidoo kale shilkaasi uu ku dhaawacmay hal qof oo saddexaad.

Dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay Axmed Max'uud Baasto oo ah wasiir kuxigeenka Amniga ee Galmudug.

XS
SM
MD
LG