Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hague iyo Bellingham oo la Kulmay Qurbo-joogta

Hague iyo Bellingham oo la Kulmay Qurbo-joogta
Hague iyo Bellingham oo la Kulmay Qurbo-joogta

Xoghayaha arrimaha dibedda iyo wasiirka Afrika ee Britain, William Hague iyo Henry Bellingham ayaa London kula kulmay Qurbo-joogta Somalida.

Kulankan oo ka dhacay guriga Chatham ayaa waxaa looga doodday shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Wasiirradda ayaa qurbo-joogta ka dhageystay fikraddo ku aadan shirka London.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixin uu shirkaasi nooga soo diray Weriye Ridwan Haji Cabdiweli.

This item is part of
XS
SM
MD
LG