Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka ayaa booqasho ku tagay Muqdisho.
Human Rights Watch ayaa sheegtay in Somalia aysan ahayn goob nabad ah oo ay Kenya dib ugu celin karto qaxootiga dalkeeda ku sugan.
Ciidamo kale oo dheeraad ah oo Ethipian ah ayaa xalay ilaa maanta soo gaarayay qeybo ka tirsan gobolka Galgaduud ee Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday Imaaraadka. Dhageyso barnaamijyo ka hadlaya taariikhdiisii.
Dhinaca kalena, saraakiil ka tiran DKMG oo ku sugan Baydhabo ayaa dhalinyarada Al-Shabab ugu baaqay inay soo goostaan oo DKMG ku biiraan
Judith Tebbutt oo ah haweenay u dhalatay Britain afduubna loogu haystay bartamaha Somalia ayaa maanta la sii daayay. (Sawirro)
Qaar ka mid ah fanaaniinta qurba joogta ah ayaa soo dhaweeyay furitaanka Threaterka Qaranka ee Muqdisho
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in doorka Turkey ee Somalia uu yahay gumeysi hor dhac ah oo ay wataan reer Yurub.
Ciidamada AMISOM iyo DKMG ayaa kooxda Al-Shabaab dagaal kaga qabsaday xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho.
General Max'ed Cali Samatar ayaa sheegay in dacwaddii lagu soo oogay ay istaagtay kaddib markii uu lacag u waayay looyaradiisii.
Xildhibaan Max'uud Sayid ayaa ku dhaawacmay dagaallo ka dhacay Garbaharey, iyadoo ay dhinten 2 sarkaal oo ka mid ah ciidanka DKMG.
Saraakiil ka tirsan DKMG oo u hoggaaminayo wasiirka Gaashaandhiga, Xsueen Carab ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.
Axmed Max'ed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadal ay la qaataan madaxda DKMG.
Midowga Yurub ayaa kordhiyay wakhtiga howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya, waxaana laga dhigay ilaa Dec 2014
Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay, toddobo kalena way dhaawacmeen kaddib markii qarax uu ka dhacay garoon ciyaareed oo ku yaalla Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela, ayaa maanta oo Sabti ah la dhigay Cisbitaal ku yaalla magaalada Johannesburg.
Ergayga Maraykanka ee Soomaaliya, James Swan ayaa soo dhaweeyay go'aamadii shirkii Garoowe 2 oo uu sheegay in looga baxayo xilliga KMG.
Mweyne Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in cunnaqabteynta hubka ee Soomaaliya ay tahay caddaalad-darro, isagoo ku baaqay in laga qaado.
Madaxda DKMG iyo kooxaha kale ayaa gaaray Garoowe oo berri uu ka furmayo shirkii kooxaha siyaasadda ee Soomaaliya.
Kuwo kale