Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan ku dhaawacmay Gedo

Xildhibaan Max'ed Sayid Adan ayaa ku dhaawacmay dagaallo ka dhacay Garbaharey, iyadoo sidoo kalena laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada DKMG ay ku dhinteen dagaalkaasi.

Dagaalladan oo bilowday xalay fiidkii ayaa qarxay kaddib markii ciidamada Maleeshiyada al-Shabaab ay weerar ku qaadeen magaalada Garbaharey oo ay ka taliyaan ciidamada DKMG iyo kuwa Ahlu-Sunna.

Xildhibaan Max'ed Sayid ayaa VOA u sheegay in dhaawacu soo gaaray xilli uu ku jiray dagaalka, wuxuuna sheegay in dhaawacu uu yahay mid fudud.

This item is part of
XS
SM
MD
LG