Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi ka Socda DKMG oo Tagay Baydhabo

Wafdi ka Socda DKMG oo Tagay Baydhabo
Wafdi ka Socda DKMG oo Tagay Baydhabo

Saraakiil ka tirsan DKMG oo u hoggaaminayo wasiirka Gaashaandhiga, Xsueen Carab ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Wafdifgan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee tagay magaalada Baydhabo tan iyo markii maamulka magaaladaasi uu gacanta u galay ciidamo Ethiopian ah iyo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Wafdigan ayaa kulamo la qaatay qeybaha bulsha iyo ciidamada ku sugan Baydhaba.

This item is part of
XS
SM
MD
LG