Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Garoowe 2 oo Berri Furmaya.


Shirkii Garoowe 2 oo Berri Furmaya.
Shirkii Garoowe 2 oo Berri Furmaya.

Madaxda DKMG iyo kooxaha kale ayaa gaaray Garoowe oo berri uu ka furmayo shirkii kooxaha siyaasadda ee Soomaaliya.

Ra'iisul wasaaraha DKMG Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in shirka Garoowe looga hadlayo, qaabaynta nidaamka federalka iyo sida ay noqonayso dowlada cusub ee la dhisi doono.

XS
SM
MD
LG