Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Judith Tebbutt oo la sii Daayey


Haweenay u dhalatay dalka Britain oo sannadkii hore laga soo afduubay jasiirad u dhow xadka Kenya iyo Somalia ayaa maanta la sii daayay. Haweenaydan ayaa afduub ahaan loogu haystay badhtamaha Soomaaliya ilaa dhamaadkii sanadkii hore.

Judith Tebbutt ayaa Arbacadii maanta loo duuliyey magaalada Nairobi.

Judith waa la afduubay, halka ninkeediina la dilay bishii September ee sanadkii, saacado uun ka dib markii ay galeen qol ay ka kiraysteen xaafadda Kiwayu Safari.

Markii dhibaatadu ku dhacday, waxay ahaayeen labada qof ee kaliya ee goobta dalkiiska ku sugnaa.


XS
SM
MD
LG