Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dareenka Fanaaniinta Iyo Furitaanka Theaterka


Qaar ka mid ah fanaaniinta qurba joogta ah ayaa soo dhaweeyay furitaanka Threaterka Qaranka ee Muqdisho

Shalay waxaa si rasmi ah loo furay, Tiyaatarkii qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu qabtay tartankii ugu horeeyay ee heesaha hirgalay mudo labaatan iyo kow sano ah.

Furitaanka Tartanka waxaa ka qayb galay madaxda dowladda KMG ah iyo fanaantii qaranka.

Hadaba waxay VOA ka wareystay dareenkoodu ku aadan dib u howlgalidda Tiyaatarka, fanaaniinta kala ah Axmadey Abubakar Al-Mubaarak iyo Fadumo Cali Jaamac Nakruma.

Halkan hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG