Waddamada England iyo Maraykaanka ayaa isla dhaafi waayey barbar-dhac 1 - 1 ah maalintii labaad ee tartanka Koobka Kubadda Cagta Aduunka
Barnaamijka waxaanu ku eegaynaa sida dunida islaamka looga arkay weerarkii Isaa’iill ay ku qaaday Markab Qaza Gargaar u siday.
Ugu yaraan 15 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 70 kalena way ku dhaawacmeen dagaallo culus oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa maanta xildhibaanada Somalia waxay u doorteen guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiiro ka tirsan DKMG ayaa ka badbaaday fiidnimadii xalay qarax Miino oo lala beegsaday gaadiid ay wateen.
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay in ka badan 10-neeyo kalena way ku dhaawacmeen, Duqayn maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maraykanka ayaa ka hadlay xaaladda murugsan ee Somalia gaar ahaan khalkhalka beryahan ka dhex jiray DKMG, iyo kala dirista Xuukuumadda.
Garabka uu Hogaamiyo Sh Axmed Madoobe ee Mucaskarka Raaskaambooni oo hore uga tirsanaa X/Islaam ayaa sheegay in ay ka baxeen.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Sh Aadan Madowe ayaa ku dhawaaqay Maalinta Axadda in kalfadhiga ugu horeyay ee baarlamaanka uu furmayo.
Xildhibaano katirsan baarlamaanka DKMG ayaa sharci daro ku tilmaamay hadal uu gudoomiyaha sheegay ee ahaa inuu furmayo Baarlamaanku.
Madaxwene Sh Shariif ayaa maanta magacaabay taliye ku xigeen cusub oo ciidanku yeelanayo, kana socda Ahlu sunna wal Jamaaca.
Ciidamada DKMG iyo kuwa ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca ayaa maanta bilaabay in ay indha shareerka ka dhigaan haweenka niqaaban.
Haweenka Soomaalida ee ka barakaca goobaha dagaallada ayaa waxaa loo geystaa kufsi ay kula kacaan maleeshiyaadka dagaallada ku lugta leh
ugu yaraan 3 ka tirsan Askarta DKMG ayaa geeriyooday 6 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta mar kale dhexmaray ciidamada DKMG.
Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga bilaabayaa qaliinka indhaha gaar ahaan indhaha loo yaqaanao Weershaha amma Cawarta.
In kabadan 80 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa ugu baaqay xildhibaanada in ay dib u dhigaan Mooshinada iska soo horjeeda
Ciidamada Somalia ayaa u dabbaal degay sanaguuradoodii 50aad, waxaana ka hadlay Madaxweyne Shariif oo ku booriyay in ay dalka difaacaan
Maxkamada ururka Al-shabaab ayaa maanta Xukun ku riday Shirkada Amal Bank oo ka mid ah Shirkadaha Xawaaladaha.
Al-Shabab ayaa maalintii 2-aad joojiyay in wax hilib ah la keeno suuqyada Muqdisho, waxayna arrintaasi saamaysay maqaayadaha magaalada.
Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaallo saaka ka qarxay deegaan u dhaxeeya Camaara iy Bacaadweye.
Kuwo kale