Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin meel u dhow xadka ee Libooyo-Kenya.
Burcad-badeedda Somalia ayaa 72-kii saacadood ee la soo dhaafay afduubtay ilaa 8 doonyood oo u rarnaa ganacsato Soomaali ah.
Warbixin ku saabsan xaaladda caafimaadeed ee dadka ka barakacay dagaallada Muqdisho.
Dowladda Somalia ayaa maanta billowday inay burburiso dhismayaal jiingado ah oo ku yaallay agagaarka gegida dayuuradaha ee Muqdisho.
Ururka Al-Shaabaab ayaa maalintii saddaxaad howlgallo qabuuro burburin ah ka wada degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.
Booliiska Kenya ayaa qabtay 3 nin oo looga shakisanyahay inay xiriir la leeyihiin argagixisada, iyagoo doonayay inay u dhoofaan Somalia
Aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa ansixiyay sharci caymis caafimaad siinaya 32 malyuun oo Maraykan ah oo aan caymis haysan.
Ganacsade caan ah oo u dhashay Djibouti, ayaa dacwad ku soo oogay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo qaar kamid ah qoyskiisa.
Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa warbixinta guddiga dabagalka QM ku tilmaamay mid ka kooban run iyo been is-wata.
Ergayga gaarka ah XGQM Somalia Axmadou Walad Cabdalla iyo Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay saxiixdeen DKMG iyo Ahlu-Sunna
Dowladda KMG iyo ururka Ahlu-Sunna ayaa Addis Ababa ku heshiiyay inay midoobaan iskuna darsadaan ciidamadooda.
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa ka codsaday shacabka in ay iskaga dheeraadaan goobaha ay dagaaladu ka socdaan.
Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna ayaa ka dhoofay Dhuuso Mareeb iyaga oo u sii jeeda Addis Ababa oo ay shir ku leeyihiin iyaga iyo DKMG.
Dagaalka maalintii labaad galay oo ay si weyn ay ugu qeyb qaadanayeen ciidamada AMISOM ayaa saameeyay waqooyiga Muqdisho.
Dagaalo iyo madaafiic culus oo ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilowday xaafado kamida dhinaca waqooyi magaalada Muqdisho
Kooxo ku hubaysan bistoolado oo aan haybtooda la garanayn ayaa gudaha suuqa Bakaaraha ku dilay sarkaal ka tirsan ururka Xisbul-Islaam
Maxkamadda ugu sarreysa Mareykanka ayaa dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somalia Maxamed Cali Samatar
A coalition of Islamist and clan militia has captured the town of Dobley from Al-Shabaa
Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ciidamo ka wada tirsan DKMG uu ku dhexmaray qeybo ka mid ah degmada Xamar-jajab.
The best success stories of locally-led peace and reconciliation initiatives were presented in books and video clips
Kuwo kale