Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqayn ka Dhacday Muqdisho


Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay in ka badan 10-neeyo kalena way ku dhaawacmeen, Duqayn maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madaafiic ku dhacday xarunta gollaha shacabka oo uu ka socday doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa ku dhaawacmay sadex ka tirsan ciidamada nabad-ilalaitna ee AMISOM, kuwaasoo ilaalinaya amaanka goobta ay doorashadu ka socotay.

Sidoo kale madaafiic ayaa ku dhacday suuqa bakaaraha iyo xaafado ka tirsan degmooyinka Mudisho.

Laba qof ee dhintay ayaa ku geeriyooday madaafiic jawaab celis ah oo ku dhacay degmooyinka Hodan iyo H/wadaag.


XS
SM
MD
LG