Waxaa soo shaac baxaya muran ka aloosan degmooyin cusub oo uu dhowaan baarlamaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ansixiyay.
Saraakiisha dalka India ee magaalada Mombai ayaa sheegay inay khamiista maanta maxkamad soo taagayaan 61 burcadbadeed Soomaali ah.
Kooxo hubeysan ayaa Maqribnimadii Isniintii (March 14, 2011) bartamaha Laascaanood ku dilay guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool.
Ugu yaraan saddex ruux ayaa dhimatay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn iyo dagaal dhexmaray ciidamada DKMG ah iyo al-Shabaab.
Ugu yaraan 25 qof oo u badan maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Ahlu-Sunna ayaa ku dhintay dagaallo culus oo ka dhacay bartamaha Somalia.
Dhulgariir aad u culus oo dhaliyay Tsunami ayaa ruxay dalka Japan, kaasoo geystay khasaare aad u baaxad weyn oo naf iyo maalba leh.
Dagaal dhexmaray ciidamada Puntland iyo burcadbadeeda haysata muwaadiniin u dhashay Denmark ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqday goobihii ay ciidamada DKMG qabsadeen ee Muqdisho.
Qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay ku dhinteen rag ka tirsanaa kooxda al-Shabaab
Wararka ka imanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay ay halkaasi madaafiic laysku weydaarsaday.
Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ayaa maanta Muqdisho ka sheegay in ciidamada dowladda ay u durkeen dhinaca degmada Dayniile.
Ciidamada dowladda KMG ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Beled-Xaawo maalmo ka dib oo ay halkaasi dagaal kula galeen Al-Shabaab.
Ciidamada Amniga Djibouti ayaa hor-istaagay bannaanbax ay ku baaqeen mucaaradka oo maanta ka dhici lahaa Djibouti
Dowladda Djibouti ayaa mamnuucday bannaabax iyo kulamo ay yeeshaan kooxaha mucaaradka ee Djibouti.
Aadan Rooble Cawaale oo ka mid ah mucaaradka Djibouti ayaa sheegay in jimcaha ay qaban doonaan dibadbaxyo ka dhan ah xukuumadda.
War saxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in go’aano ku saabsan dagaalka lagula jiro Shabaab la soo saaray.
Gudd. Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa M/weyne Shariif dib ugu celiyay go'aankii uu ku diiday muddo kordhinta Baarlamaanka.
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo maanta loo geystay xero lagu tababaro booliska dowladda KMG ah ee Muqdisho.
Maalintii labaad ayaa dagaalo ay ka socdaan magaalada Muqdisho, kaasoo u dhaxeeya dhinacyada dowladda AMISOM iyo kooxda al-Shabaab.
Bannaanbax looga soo horjeedo xarigga guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kuwo kale