Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhulgariir Ruxay Japan


Dhulgariir Ruxay Japan
Dhulgariir Ruxay Japan

Dhulgariirkan waxaa lagu qiyaasay 8.9 cabirka dhulgariirada. Waxaana laga dareemay dalalka deriska la ah Japan.

Dhulgariir aad u culus oo dhaliyay Tsunami geysatay khasaare aad u baaxad weyn ayaa ku dhuftay dalka Japan.

Dhulgariirkan cabirkiisa lagu sheegay 8.9 magnitude cabirka dhulgariirada, ayaa laga dareemay dalalka deriska la ah Japan. Waxaana dalal badan oo Asia ka tirsan la soo rogay digniino ku aadan Tsunami.

Dhulgariirkan ku dhuftay Japan waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu cuslaa ee sanooyin badan soo mara dalkaasi.

XS
SM
MD
LG