Xildhibaano, Aqoonyahanno iyo Culimaa'diin ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xukuumadda cusub ee uu soo disay ra'iisal waaare Farmaajo.
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda KMG Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay Golihiisa wasiirada oo ka kooban 18 wasiir.
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay ciidamada AMISOM inay faragelin ku hayaan hawlohooda.
Ergayga Qaramada MIdoobay ee Soomaaliya Agustine Mahiga ayaa maanta booqasho ku tegay Muqdisho, wuxuuna la kulmay madaxda dowladda.
Burcadbadeedda Soomaalida ayaa la siiyay $18 milyan oo doolar, taasoo ah mid ka mid ah madaxfurashadii ugu badneyd ee la bixiyo.
Markab dhuxul sida ayaa ku dab ku qabsaday dekeda magaalada Muqdisho, kaasoo aan la ogeyn sababta dhalisay dabkaasi.
Ra'iisal wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda ka socota Gelinsoor.
Codbixinta Doorashooyinka ayaa maanta bilaabatay, iyadoo loo tartamayo kuraasta labada aqal ee Congresska iyo G/gobollada (Daawo Sawiro)
Kooxo burcadbadeed Soomaali ah ayaa meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya afduub ugu geystay markab shdaal oo laga leeyahay dalka Liberia.
Qarax miino ayaa agagaarka kulliyaddii hore ee Jaalle Siyaad lagula beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM ah ee magaalada Muqdisho
Maxkamadda sare ayaa sheegtay in habka gacan-taaggu yahay ka habboon in la raaco si Ra'iisal Wasaaraha cusub cod kalsooni loogu qaado
Waxaa baaqday kulankii uu maanta u ballansanaa baarlamaanka si uu codka kalsoonida ugu qaado ra'iisal wasaaraha cusub Maxamed Farmaajo.
baarlamaanka KMG ah ayaa weli ku kala duwan qaabka loo ansixinayo ra'iisal wasaaraha cusub, Dibadbax taageero ah ayaana Dhacay.
VOA ayaa Hargeysa ku qabatay dood-wadaag ku saabsan doorka haweenka ee siyaasadda, dhaqalaha iyo horumarinta bulshada (Sawirrada Doodda)
Inka badan 10 ruux ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badanna waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay Duleedka Beledweyne.
Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Cawil Cali Ducaale ayaa weerar lagu qaaday gurigiisa. Askari ilaalo ah ayaa ku dhintay weerarkas
Mid ka mid ah dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ee Bay iyo Bakool oo ay Al Shabab gacanta ku haysay ayaa ka baxsaday xabsiga.
Iska horimaad ayaa dhexmaray ciidanka Puntland iyo Koox Burcad-badeed ah. Kooxdaasi ayaa si kooban u qabsatay wasiir ka tirsan Puntland
Idaacadda VOA ayaa Nairobi ku qabatay dood-wadaag ku saabsan saameynta Xagjirnimada ee geeska Africa (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
Hogaamiye ku xigeenka al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maleeshiyadiisa kala baxay Muqdisho ka dib markii ay iskhilaafeen Godane.
Kuwo kale