Madaxda IGAD ayaa Ethiopia ka codsaday inay taageerto dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab ee ay wadaan AMISOM, Kenya iyo DKMG ee Soomaaliya
Kenya ayaa hay'addaha samafalka ka codsatay inay gar-gaar geeyaan koonfurta. Kenya waxay kaloo guullo ka sheegatay dagaallo dhacay.
Ugu yaraan 2 caruur ah ayaa ku dhaawacmay kaddib markii maanta uu qarax ka dhacay guri ku yaalla xaafadda Baalade ee magaalada Boosaaso
Koox isa-soo miidaamisay ayaa maanta weerar la eegtay saldhig AMISOM ay ku leedahay xeradii Garmalka ee magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta la xukumay Elgiva Bwire Oliacha oo ah nin Kenyan ah oo qirtay inuu Al-shabab yahay kana danbeeyay qarax ka dhacay Nairobi
Nin Danish ah iyo Haweenay Maraykan ah oo u shaqeynayay hay'ad Danish ah ayaa galabta dabley ku afduubteen koonfurta magaalada Gaalkacyo
Qarax labaad ayaa caawa fiidkii ka dhacay Nairobi. Hal qof ayaa ku dhintay qaraxan, halka qaraxii koowaadna ay ku dhaawacmeen 13 qof.
UNHCR ayaa sheegtay in qaar katirsan qaxootiga Soomalida ee Yemen ay ka fikirayaan sidii ay dalka Somalia ugu noqon lahaayeen.
Laba caruur ah ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay Xamar-Jajab. Qaraxan ayaa ah kii labaad ee Muqdisho ka dhaca 24 saac gudahood
Kooxda Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerar ku qaadi doonto dalka Kenya haddii aysan ciidankeeda kala bixin dhulka Somalia.
Saraakiil iyo goobjoyaal ah ayaa sheegay in 400 oo ciidamo Kenyan ah ay ku sugan yihiin meel u dhow Qooqaani kuna sii siqayaan Afmadow.
Kenya ayaa isu diyaarinaysa dagaal ay ku qaado al-Shabaab si ay isaga difaacdo gardarro ay sheegtay inay uga imanayso Al-shabaab
Hay'addaha samafalka ee xeryaha Dhadhaab ayaa maanta qeyb ahaan joojiyay howlaha gurmadka kaddib afduub shalay loo geystay shaqaalle MSF
Maraykanka ayaa sheegay inay fashiliyeen shirqool la doonayay in lagu dilo Safiirka Sacuudiga u fadhiya dalkan Maraykanka.
Dagaal Xooggan ayaa ka dhacay Dhuuse-mareeb kaddib markii maleeshida al-Shabaab ay weerar maanta ku soo qaaday magaaladaasi.
Kooxda Al-shabaab ayaa albaabada isugu laabtay xarumaha shirkaddahan ay ku leeyihiin gobollada al-Shabaab ay ka taliso.
Burcad-badeed Soomaali ah ayaa haweenay Faransiis ah oo curyaan ah ka soo afduubtay deegaanka Lamu ee Kenya.
Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in 4 askari oo ka tirsan Burundi ay ka danbeeyeen dilkii weriyihii Malaysia ee dhawaan lagu dilay Muqdisho
Xarunta QM waxaa ka socday shir caalami ah oo looga hadlayo abaaraha. Bangiga Aduunka ayaa yaboohay 1.88 billion oo dollar oo gargaar ah
Maxkamad ku taala Kampala ayaa xukun min 25 iyo 5 sanno oo xarig ah ku ridday laba nin oo la hayay qaraxdii Kampala ee 2010-kii
Kuwo kale