Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxa inoo haya Cabdicasiis Xuseen Cusmaan iyo Sahra Ciidle Nuur
Masar iyo Israel ayaa xiisad la soo deristay kaddib markii koox cadhaysan oo Masaari ah ay xalay weerareen safaaradda Israel ee Qaahira
Shirka wadatashiga Somalia ee Muqdisho ayaa la soo xiray. Dhinacyada ayaa ku heshiiyay qorshihii looga gudbi lahaa xilliga kumeel-gaarka
Puntland ayaa ku eedeeysay Galmudug inay ku lug leedahay dagaalka waqooyiga Gaalkacayo, balse Galmudug ayaa iska fogeysay eedeeyntaasi.
Khasaaraha dagaalka maalintii labaad ka dhacay magaalada Gaalkacayo ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhow yahay 30 qof oo dhimasho ah.
Ciidamada Booliska Puntland ayaa maanta suuqa magaalada Garoowe ka qab-qabtay tiro dad ah oo ka soo jeeda gobollada Bay iyo Bakool.
Magaalooyinka geeska Afrika ayaa maanta si weyn looga xusay maalinta Ciidda. Xafladdo ciidda loogu talagala ayaa laga dhigay meelo badan
Waa barnaamijyo VOA ay ka diyaariso xaaladda xeryaha Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan kun oo qaxooti Soomaali ah.
VOA waxay idiin soo gudbinaysaa laba barnaamij oo loogu talagalay Ciidda, waxaana ka qeybgalay fannaaniin iyo dhageystayaasha VOA.
Ku soo dhawaad Barnaamijyada Maanta iyo Dhadhaab oo aan uga hadlayno xaaladda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Duufaanta Irene ayaa ku dhufatay xeebaha North Caroline. Duufaantan oo wadata dabeylo xooggan iyo roobab ayaa u gudbaysa gobollada Bari.
Waxaa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay nabaddoon ka soo jeeda Kililka 5aad ee itoobiya, ma jirto cid loo qabtay dilkaasi.
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu ka qeyb qaadaneyo gurmadka caalamiga ee Abaaraha ee loo fidinayo dalka Soomaaliya.
Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhimatay qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen, weerar xalay loo geystay saraakiil Somaliland ka tirsan.
Halkan ka Daawo Qaxootiga Dhadhaab
Halkan ka Daawo Barakacayaasha Muqdisho
UNHCR ayaa maanta diyaarad ugu horreysay oo siday 31 tan oo gar-gaar ah ka dajisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho
Hay'adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga ee UNHCR ayaa ka digtay dagaalada inay caqabad ku yihiin hawlaha gargaaka ee dalka Soomaaliya.
Madaxweyne Obama ayaa ku dhawaaqay in madaxda Congress-ku ay ku heshiiyeen kordhinta xadka deynta iyo dhimista kharashka dowladda
Dagaallo u dhaxeeya ciidamada DKMG/AMISOM iyo kooxda Al-shabaab ayaa maanta mar kale ka dhacay degmooyinka Muqdisho
Kuwo kale