Qarax ayaa luxay xafiisyada dowladda Norway ee magaalada Oslo. Sidoo kale weerar toogasho ah ayaa dhacay. 17 ayaa dhintay (Daawo Video)
Kooxda al-Shabaab ayaa sheegtay inaysan deegaanada ay ka taliyaan u oggolaan doonin, hay'adihii ay horey u mamnuuceen.
QM ayaa ku dhawaaqday in macluul ka dilaacday Bakool iyo Shabeellada Hoose, haddii aan wax laga qabana ay ku fidi karto gobollo kale.
Askari ayaa ku dhintay is rasaaseyn iridka hore ee Madaxtooyada ku dhexmartay ilaalada madaxtooyada iyo kuwa guddoomiyaha baarlamaanka.
Hay'adaha samafalka caalamiga ayaa la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay ku dhowaaqaan inay macluul ka jirto dalka Soomaaliya.
Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa ku dhawaaqay in macluul ka jirto Somalia, isagoo ku baaqay gar-gaar caalami ah la keeno Somalia.
Maraykanka ayaa sheegay inuu tijaabinayo al-Shabaab, sida ay u rajeyneyso in goobaha ay ka taliso la gaarsiiyo gargaarka caalamiga.
Wasiirka isgaarsiinta ee dalka Itoobiya, Bereket Simon, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay dileen 15 ka tirsan ONLF, kuwana ay xireen
Dagaalo maleeshiyo beeleedyo ku dhexmarayay deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa keenay dhibasho badan iyo dhaawac.
Xafladdo lagu maamuusayo maalinta xornimada Somalia oo ay ka soo wareegatay 51 sannadood ayaa lagu qabtay meelo kale duwan.
Madaxweyne Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa u magacaabay xilka ra'iisal wasaaraha cusub, Cabdiweli Maxamed Cali oo sii hayay xilkaasi.
Maamulka Puntland ayaa xir xiray odayaal ka soo kala jeeda laba beelood oo horey dhowr jeer ugu dagaalamay gobolka Bari.
Maalinta Qaxootiga Adduunka ayaa maanta la xusay, iyadoo hay'adda UNHCR ay warbixin ka soo saartay xaaladaha qaxootiga caalamka.
Xaaladda nololeed ee Qaxootiga Soomaalida ee dalka Kenya ku sugan ayaa lagu soo warramayaa inay aad u liidato.
Burcadbadeed Soomaali ha ayaa sii daayay markab laga leeyahay dalka Jarmalka, ka dib markii la siiyay malaayiin doollar oo madaxfurasho.
Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa xiray waddo muhiim ah oo isku xirta Boosaaso iyo Laas Qoray, taasoo saameysay nolosha dadka Sanaag.
Sanad walba maanta oo kale waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee caruurta Afrika, waxaa laga xusay Muqdisho, Garowe, iyo Hargeysa.
Xoogagga ururka Ahlu-Sunna Walmajaaca iyo kuwa al-Shabaab ayaa dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Dhiirimaadle ee gobolka Hiiraan.
Khabiir dhanka argagixisada oo ku sugan Paris ayaa sheegay in Fazul uu u dhashay Jasiiradda Qomoros, uuna lahaa khibrad weerar fulineed.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo aminga ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Cabdishakuur Sheekh Xasan ayaa u dhintay dhaawacii soo gaaray.
Kuwo kale