Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno: Xuska Maalinta Xorriyada Somalia


Warbixinno: Xuska Maalinta Xorriyada Somalia
Warbixinno: Xuska Maalinta Xorriyada Somalia

Xafladdo lagu maamuusayo maalinta xornimada Somalia oo ay ka soo wareegatay 51 sannadood ayaa lagu qabtay meelo ka tirsan Somalia

Munaasabaddo lagu maamuusayo maalinta xorriyada Somalia ee Kowda Luulyo ayaa lagu qabtay meello kale duwan oo ka tirsan gudaha Somalia iyo dibeddaba.

Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan dadkii joogay maalintii Xoriya ee 1960-kii

Hoos ka dhageyso warbixin ka hadlaysa Puntland iyo Kowda Luulyo

Hoos ka dhageyso warbixin ka hadlaysa Xafladdo ka dhacay Nairobi.

XS
SM
MD
LG