Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rasaas ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada


Rasaas ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada
Rasaas ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada

Hal askari ayaa ku dhintay is rasaaseyn iridka hore ee madaxtooyada ku dhexmartay ilaalada madaxtooyada iyo kuwa guddoomiyaha baarlamaanka.

Askari ayaa ku dhintay is rasaaseyn iridka hore ee Madaxtooyada ku dhexmartay ilaalada madaxtooyada iyo kuwa guddoomiyaha baarlamaanka.

Arrintan ayaa dhacday, ka dib markii ay murmeen labada ciidan.

Madaxda sare ee dowladda KMG ah, weli kama ay hadlin sida ay ku timid israsaaseyntan.

XS
SM
MD
LG