Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Wasiirkii Amniga oo Dhintay


Muqdisho: Wasiirkii Amniga oo Dhintay
Muqdisho: Wasiirkii Amniga oo Dhintay

Wasiirka Aminga ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Cabdishakuur Sheekh Xasan ayaa u dhintay dhaawacii soo gaaray.

Wasiirkii Arrimaha gudaha iyo Amniga ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Cabdishakuur Sheekh Axmed ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray weerar ismiidaamin ah oo galabta lala beegsaday.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG ah Cabdikariim Xasan Jaamac ayaa VOA u sheegay in wasiirku uu goor dhoweyt ku dhintay Isbitaalka.

Qof isa soo miidaamiyay oo lagu sheegay dumar ayaa isku qarxiyay guriga wasiirka, lama sheegin cid kale oo wax ku noqotay weerarkaasi is qarxinta.

Waa wasiirkii afaraad ee dowladda KMG ah ka tirsan ee lagu dilo weerar isqarxin ah.

XS
SM
MD
LG