Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidul-Fidriga iyo Geeska Afrika


Ciidul-Fidriga iyo Geeska Afrika
Ciidul-Fidriga iyo Geeska Afrika

Magaalooyinka geeska Afrika ayaa maanta si weyn looga xusay maalinta Ciidda. Xafladdo ciidda loogu talagala ayaa goobo badan laga dhigay

Magaalooyinka Geeska Afrika ayaa maanta si weyn looga ciidday. Dalka Somalia, gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Garoowe ayaa waxaa looga dabaaldagayaa munaasabadda ciidul-fidriga.

Dalka Somalia waxay ciiddan ku soo beegmaysaa iyadoo ay jirto abaar iyo macluul baahsan oo ka dilaacday gobollo ka tirsan dalka Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso sida looga ciiday qaar ka tirsan magaalooyinka Geeska Afrika.

Muqdisho

Somaliland

Garissa

Nairobi

XS
SM
MD
LG