Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in weli xaalad baniaadnimo ay ka jirta Somalia dad afar milyan gaarayana ay gargaar deg deg ah u baahanyihiin
Mucaaradka dalka Masar ayaa ku baaqay dibad baxyo waaweyn, iyadoo shan maalmood ay ka harsantay, afti u qaadista dastuurka dalkaasi
Mudanayaal ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa dadaal ugu jira sidii xal sharci ah loogu heli lahaa arinta xawaaladaha Somalida Mareykanka
Maleeshiyada Gal-Gala ee ku xiran al-Shabab ayaa weeraray saldhig ay cidianka Puntland ku leeyihiin meel u dhow Gal-Gala. 11 Askarta Puntland ayaa dhintay, halka maamulku sheegay inay iyaguna dileen 7 maleeshiyo.
Kolonyo ay la socdeen sadex wasiir iyo xildhibaano ayaa shalay lagu weeraray meel ku dhow degmada Shalanbood Sh/hoose
Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, qiyaastii 34 million oo qof ayaa dunida oo dhan la nool HIV, iyadoo maanta la xusay maalinta cudurka Aidska
Madaxii hay’adda sirdoonka Mareykanka, General David Petraeus, ayaa si lama filaan ah isaga casilay jagadaasi.
Madaxweynaha Dalkan Mareykanka Barack Obama oo toddobaadkan dib loo soo doortay ayaa ku mashquulsan dejinta qorshe howleedkiisa afarta sanno ee soo socota
Midowga Africa ayaa Qaramada Midoobay ka codsaday in Somalia ay cuna qabateynta hubka ee saaran ka qaadaan
Hay'adda Oxfam Uk ayaa ka digtay cunno, biyo yari iyo nafaqa la'aan ka jirta Koonfurta iyo Bartamaha Somalia
Laheyste u dhashay Fransiiska oo muddo sadex sano ah ay al-Shabab ku heysatay Somalia ayaa codsi badbaado u diray Madaxweynaha Fransiiska
Maleeshiyaadka kooxda al-shabab ayaa isaga baxay magaalada Kismayo iyagoo saddex jiho uga baxay magaalada.
Hogaamiyeyaasha Dunida ayaa ku baaqay in taageero loo fidiyo Somalia, si ay mar kale cagaheeda dib isugu taagto
Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay milatariga Kenya inay dhowraan dadka Shacabka inta ay ku jiraan howlgalada militari ee ay ka wadaan agagaarka Kismaayo iyo waliba hadii ay gudaha u galaanba magaalada.
Dibad baxyo caro wata oo looga soo horjeedo filim lagu aflagaadeynayo Islaamka iyo Nabi Maxamed NNK, ayaa maalintii shanaan gilgilay Dunida Muslimka.
Mareykanka ayaa sheegay in weerar talaadadii lagu dilay safiirkii Mareykanka ee Libya uu u muuqday mid la soo agaasimay.
Dowladda Britain ayaa soo dhaweysay doorashada Madaxweyne Xassan Sheekh, waxeyna ku tilmaantay talaabo wanaagsan
Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaantay doorashadii shalay ka dhacday Somalia mid dimuquraadi ah oo xalaal ah oo astaan u ah rabitaanka shacabka Soomaaliyeed
Waxaa haatan bilowday wareega 3aad ee doorashada Somalia waxaana isugu soo haray Sharif Sheekh Axmed iyo Xassan Sheekh Moxamud.
Wareegii 1aad ee Doorashada Madaxweynenimada Somalia ayaa goor dhow soo gabagaboobay , waxaana bilowday tirinta codadka.
Kuwo kale