Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Oxfam Uk oo Ka Digtay Xaaladda Somalia


Hay’adda Gargaarka ee Oxfarm UK ayaa sheegtay in xaalad Nafaqa dari oo ba’an ay ka jirto Somalia, taasoo ka dhalatay roob yari, dhaawacay dalagii la filanayay in beeraha uu ka soo go’o xilli roobaadkii Guga.

Hay’adu waxaa kaloo sheegtay in qiimaha cunta qutul daruuriga ah uu kor u kacay, isla markaana hadii aan Somalia gargaar deg deg ah lala gaarin xaaladu ay ka soo dari doonto.

Warbixinta OXFARM oo aan ka wareysanay Maryam Xassan Cabdi oo ah sarkaal ka tirsan qeybta mashaariicda Somalia ee xafiiska hay’adda ee magaalada Nairobi.
Halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00
XS
SM
MD
LG