Doorashada Soomaaliya waxaa u taagan ilaa 39 murashax oo ay ku jiraan saddex madaxweyne hore, ra’isul-wasaare hore, Madaxweynaha Puntland, siyaasiyiin iyo haweeney qura ah. Haddaba, khudbadiihii ay ilaa maalmahan qaar ka mid ah Musharixiinta jeediyeen maxay ka sinnaayeen? maxayse ballan qaadeen?