Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyadoo kaashaneysa ciidamada Somalia ay duqeyn ku dishay habeenkii Qamiistii la soo dhaafay Xassan Cali Dhoore oo ka mid ah Saraakiisha Sar saree e al-shabab
Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhimatay lix kalena wey ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabab ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob dhuxusha laga jaro oo ku taala deegaanka Buurgaabo ee gobolka Jubba Hoose
Xukumadda Eritrea ayaa sii deysay afar maxbuus oo u dhashay dalka Djibouti, ka dib dadaallo dhex dhexaadin oo ay dowladda Qadar ka dhex bilowday labada wadan.
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena wey ku dhaawacmeen xalay abaara sideeddii fiidmimo markii rag hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo Magaalada Boosaaso
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in ISIS ay dareemi doonaan cadaadis dheeri ah.
Barnaamijkeenna Martida ayaan ku falanqeyneynaa Booqasda Obama ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana Marti ku ah Proffesor, Afyare Cabdi Cilmi oo wax ka dhiga jaamacadda Qadar gaar ahaan qeybteeda siyaasadda.
Dowladaha Mareykanka iyo Cuba ayaa si buuxda u soo ceshaday xiriirkoodii diblomaasiyadeed ka dib in ka badan 50 sanadood oo uu xiraarkaasi go’naa.
Koox hey’adaha xuquuqda aadanaha u dooda ka kooban ayaa ku booriyay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama inuu uga faa’ideysto safarkiisa uu dhawaan ku tagayo Kenya, cadaadis uu saaro dowladda Kenya
Dhaqdhaqaaqayo milatari ayaa ka sii socdo Gobolka Bay, iyadoo la sheegayo in xiisad ka jirta magaalada Diinsoor oo la sheegay inay ku socdaan ciidamo ka socda dawladda Itoobiya.
Ciidamo Ethiopian ah oo wata taangiyo iyo dabaabaadka dagaalka oo 48kii sacadood ee la soo dhaafay ka soo gudbay xadka Somalia iyo Ethiopia ayaa gaaray Magaalada Luuq ee Gobolka Geddo.
Iran iyo lixda Quwadood ee dunida ee wadahadalka kula jira ayaa si wada wada xaajoodkooda magaalada Vienna maanta oo Arbaca ah. Markii labaad ayaana mudada loo kordhiyay.
Cabdikariim Xuseen Guleed ayaa loo doortay madaxweynaha maamulka Galmudug kadib markii uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada maamulkaasi oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.
Doorashada Galmudug oo Wareegga sadexaad la isla aaday, laba murashax oo isu soo haray. Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikarim Guuleed oo isu soo haray.
Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa gashay wareegii 2aad waxaana socda codeyntta, sadex murashax ayaana u soo gudubtay.
Hey’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, UNHCR, ayaa sheegtay in dad aad u tira badan ay dunida uga barakaceen guryahoodda dagaalo, gacan ka hadal, iyo xad gudubyo lagula kacay
Shir jaarid oo uu madaxweynaha Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ku qabtey Muqdihso ayuu ku sheegay inaan isku-shaandheyn lagu samayn doonin xukuumadda. Wuxuu kaloo ka hadlay maamul goboleedyada iyo arrimo kale.
Masuuliyiinta Amniga ee dalkan Mareykanka ayaa ku eedeeyay laba nin inay maleegayeen qorshe ay ku caawinayaan in Mintidiinta Ururka Daacish ay dilaan Muwaadiniin Mareykanka u dhashay
Dadweynaha dalka Turkiga ayaa maanta oo Axad ah u dareeray xarumaha codbixinta doorashooyinka baarlamaaniga ah ee dalkaasi, oo ah tii ugu adkeyd oo muddo sanado ah ay ku baratamaan axaabta siyaasadeed ee dalkaasi.
Shaqaalaha gurmadka ee Shiinaha ayaa sii wada maanta oo Arbaca ah baadi doonka in ka badan 430 qof oo la la’ayahay, ka dib markii Markab kuwa rakaabka qaada ah uu ku rogmaday warbiga la yirahdo Yangtze River.
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay ayaa rajo ka muujiyay suurtagalnimada in doorasho ay ka qabsoomeyso Somalia iyo in kale.
Kuwo kale