Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Nicholas Kay Ergeyga Q.M ee Somalia


Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay ayaa rajo ka muujiyay suurtagalnimada in doorasho ay ka qabsoomeyso Somalia iyo in kale.

Mr. Kay oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa sheegay in dhiirigelin ay tahay in madaxda Somalida ay go'aansadeen oo ay wada qaateen in muddo kordhin aysan jiri doonin marka waqtigu dhamaado bisha Agust oo ah xilliga madaxweynaha uu ku egyahay iyo bisha September oo Baarlamanka oo isna ku egyahay.

Wareysi dheer oo VOAdu ay la yeelatay Kay oo ku bixi doona barnaamijka Martida Makaroofanka ee maalinta Sabtida ah ayaa waxaanu idinka maqashiineyna qeyb yar. Halka hooseka dhageyso.

Dhageyso Qeyb ka mid ah wareysiga Nicholas Kay Ergayga Q.M ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

XS
SM
MD
LG