Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ku Wajahan Diinsoor


Dhaqdhaqaaqayo milatari ayaa ka sii socdo Gobolka Bay, iyadoo la sheegayo in xiisad ka jirta magaalada Diinsoor oo la sheegay inay ku socdaan ciidamo ka socda dawladda Itoobiya.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa Maxamed Colaad Xasna uu ka waraystay Guddomiyaha deegaanka Goof-Gaduud, Axmed Aaden (Axmed Jadiid )oo la socda ciidamada dhaqdhaqaaqan wada.

Dhgeyso Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ku wajahan Diinsoor
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

XS
SM
MD
LG