Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Heshiiskii Shidaalka ee Muranka Badan Dhaliyay


Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii muranka badan dhaliyay ee uu dhowaan wasiirka batroolka ee Soomaaliya ku dhawaaqay in uu la galay shirkad shidaalka soo saarta. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Dhageyso Barn. Ileyska VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG