Doorashada Soomaaliya waxaa u taagan ilaa 39 murashax oo ay ku jiraan saddex madaxweyne hore, ra’isul-wasaare hore, Madaxweynaha Puntland, siyaasiyiin iyo haweeney qura ah.
Haddaba, khudbadiihii ay ilaa maalmahan qaar ka mid ah Musharixiinta jeediyeen gaar ahaan madaxdii xilalka soo qabtay maxay ka sinnaayeen? maxayse ballan qaadeen? caqabadose maka hor imaan karaan fulinta balanqaadyadooda haddiiba la doorto?
Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan gaarka ah ku eegaya arrintan.