Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Yaasmiin Mayow oo ku Geeriyootay Turkiga


Yaasmiin Mayow Maxamed
Yaasmiin Mayow Maxamed

Allah u naxariistee waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay Yaasmiin Mayow Maxamed oo ka tirsaneyd gabdhaha wariyeyaasha ee muddada dheer ka shaqeynayay magaalada Muqdisho.

Yaasmiin Mayow ayaa ka soo shaqeysay idaacado ay ka mid ahaayeen idaacadda Horn Afrik, iyo idaacadda Xurmo.

Wariye Salmaan Jamaal Saciid ayaa geerida Yaasmiin Mayow uga waramay Maxamed Colaad Xassan.

Saxafiyad Yaasmiin Mayow oo ku geeriyootay Turkey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG