Muungaab ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ciidamada ku sugan Muqdisho la hoos keeno guddoomiyaha cusub, haddii kalena ay akdaan doonto inuu wax ka qabto amniga.
Weriye Feysal Cumar oo weerarka ku dhaawacmay ayaa sidoo kale VOA u sheegay in qatar cusub ay tahay baabuurta jidadka la dhigo oo qaraxa koowaad kadib la qarxiyo.
Askariga dilka ka geystay oo isna sidoo kale la dilay, ayaa la sheegayaa inuu madax ka xannuunsanaa.
Xubnaha golaha ammaanka ayaa Soomaaliya u ballan qaaday in weerarada noocan oo kale ah aysan joojin doonin taageerada ay siiyaan dadaallada ay Soomaaliya ku raadineyso nabad iyo xasillooni ballaaran.
Madaxweyne Nazarbayev ayaa sheegay inuu aad uga mahad-celinayo taageerada Mareykanka ee maamulka iyo horumarka dhaqaale ee Kazakhstan.
Cod bixin hal dhinac ahayd, oo ay mucaaradeen xubnaha dimuqraadiga, ayaa inta badan xubnaha Jamhuuriga ee aqalka wakiilada waxa ay ku xusheen Ryan oo ah 45 jir.
Soomaalida dalkaasi gaaray ee aan wali loo ogolaan sharciga degenaashaha Finland ayaa walaac ka qaba go’aanka kasoo baxay Finland.
Madaxweyne Xasan waxa uu farriintiisa kooxda Al-Shabaab ugu sheegay inay u bannaan yihiin fursado aan ku koobneyn oo kaliya ku biiritaanka Daacish ama Al-Qaacida.
Dadka ayaa kasoo wada baxay dhismayaasha ayaga oo naxsan islamarkaana aqrinaya aayado ka mid ah qur’aanka.
Duufaantan oo loogu magac daray Patricia ayaa la rumeysan yahay inay noqon doonto tii ugu xumeyd ee taariikhda, inta la ogyahay.
Warbixinta waxa ay ka hadleysaa is-beddelada uu Al-Shabaab kusoo kordhiyey hogaamiyiha beddelay Godane ee Abu Cubeydah, iyo ilo cusub oo Al-Shabaab ay dhaqaale ka hesho.
Recep Tayyip Erdoğan iyo xisbigiisa AKP, ayaa dadka kusoo jiidanaya hadallada ad adag ee waddaniyadda ku dhisan, weerarka afka ee ka dhanka ah reer galbeedka iyo howl-gallada la dagaalanka argagixisada.
Qaraxyada ayaa loo fuliyey si xeeladeysan, ayada oo qaraxa labaad uu dhacay markii ay dadka isugu soo urureen inay caawiyaan dadkii ku waxeeloobay qaraxii koowaad.
Labada nin ee qaraxyadii Ankara fuliyey ayaa mid waxa uu la dhashay nin horey qaraxyo ismiidaamin ah u fuliyey, halka kan kalena uu ku jiray liiska dad ay dowladda isha ku haysay.
Bandhig siyaasadeedkii wanaagsan ee xalay Hillary Clinton ay ka sameysay dooddii dimuqraadiga darted, rajada laga qabay in Biden uu tartanka soo galo way sii yaraatay, sida ay lee yihiin siyaasad taxliiliyayaasha.
Booliiska Israel ayaa ku warramay weeraro kale oo mindi loo adeegsaday oo laba qof oo Israa’iiliyiin ahaa lagu dilay, dhowr qof oo kalena lagu dhaawacay.
Diyaarad xamuul oo caawa in muddo ah ku dul wareegeysay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in iminka ay dhacday.
Heerka gaajada ee 52 ka mid ah 117-ka dal ee la qiimeeyey heerkooda gaajo, waxa ay xaaladdu weli tahay mid halis ah.
Milatariga dalka Iraq ayaa sheegay inay weerar la heleen kolonyo baabuur ah oo uu la socday hoggaamiyaha Daacish Abu Bakar Al-Baghdadi.
Kullanka ayaa waxaa diiradda lagu saarayey hannaanka siyaasadda Soomaaliya, hab si buuxda wax looga qaban karo halista kooxda Al-shabaab iyo arrimaha bani aadannimo ee Soomaaliya.
Kuwo kale