Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, ayaa sheegay in kacdoonka ka jira meelo ka mid ah waqooyiga Afrika uu daciifinayo awoodda al-Shabaab.
Af-hayeenka AMISOM Major Paddy Ankunda ayaa VOA u xaqiijiyay in laba ka tirsan askartooda lagu dilay dagaallo maanta ka dhacay Muqdisho.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shir uu ka yeeshay Soomaaliya ka soo saaray qodobo ku aadan marxaladda siyaasadeed ee dalka.
Dagaal khasaare geystay ayaa maanta degmada Galgala ee gobolka Bari uu ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Sheekh Atom.
Dibadbax lagu taageeray dilkii hoggaamiyaha al-Qaacida, Osama bin Laden ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.
Dilka Osama Bin Laden waxaa laguu fuliyay sirdoon iyo dabagal sanooyin badan soo socday. Dhageyso faahfaahinta arrintaasi ku saabsan.
Xildhibaano iyo siyaasiyiin kala aragti duwan ayaa maanta shirar ku kala yeeshay Hotelada Saxafi iyo Naasa Hablood2.
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magacaabay garyaqaanka guud ee qaranka Soomaaliyeeed.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee sabtidii weerar ku qaaday magaalada Dhusamareeb ee gobolka Galguduud.
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khamiistii qoraal u diray guddoomiyaha baarlamanka.
Maraykanka ayaa eedeeyn burcadbadeednimo ah ku soo oogay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cali Maxamed Cali, kaasoo Arbacadii la qabtay
Guddi hoosaadyada baarlamaanka ayaa guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan ku diiday go'aankii 2 sano looga dhigay muddo kordhintooda.
Dadweynaha magaalada Gaalkacayo ayaa walaac ka muujiyay weeraro labadii maalood ee u dambeysay loo geystay masjidyo ku yaalla magaalada.
Waxaa maanta bartamaha magaalada Gaalkacayo qarax lagu dilay, Agaasimihii arrimaha diinta iyo aw-qaafta ee maamul-goboleedka Puntland.
Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 4 kalena way ku dhaawacmeen, dibad-bax lagu taageerayay shirkii Nairobi oo maanta Muqdisho ka dhacay.
Shirkii wadatashiga Soomaalida ayaa talaadada maanta ka furmay magaalada Niarobi, waxaana ugu horreyn ka hadlay Ambassador Mahiga.
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa cambaareeyay shirka wadatashiga ah ee Nairobi ka furmay ee ay ka qeybgaleen dhinacyo ka socda Somalia
Burcadbadeedda Soomaalida ayaa qaatay $5m (shan milyan oo doollar) oo madaxfurasho ah oo ay ku sii daayeen markab Thailand leedahay.
Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in natiijo fiican ay ka soo bixi doonto shirka wadatashiga ee Nairobi.
Madaxweynihii dalka Ivory Coast ee diiddanaa inuu talada wareejiyo, Laurent Gbagbo ayaa maanta la qabtay, ka dibna la dhigay xabsiga.
Kuwo kale