Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabaabka oo Weeraray Dhusamareeb


Smoke rises from a fire as a result of fighting in the the Syrian village of Quneitra near the border with Israel, as seen from an observatory near the Quneitra crossing, June 6, 2013.
Smoke rises from a fire as a result of fighting in the the Syrian village of Quneitra near the border with Israel, as seen from an observatory near the Quneitra crossing, June 6, 2013.

Maleeshiyo ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee sabtidii weerar ku qaaday magaalada Dhusamareeb ee gobolka Galguduud,

Maleeshiyo ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee sabtidii weerar ku qaaday magaalada Dhusamareeb ee gobolka Galguduud.

Wararka ka hadlaya dhinaca khasaaraha waxay tilmaamayaan in inka badan 10 ruux ay ku dhimatay dagaalkii dhexmaray kooxda al-Shababa iyo xoogagga Ahlu-Sunna ee horey u joogay magaalada.

Waxaa kaloo wararku ay intaa ku darayaan in al-Shabaabku ay u suurogashay inay la wareegaan qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee markii dambe ay isaga baxeen.

XS
SM
MD
LG