Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee 10-kii bishan la soo doortay.
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Wasiirka Dastuurka DKMG ee Somalia Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka jawaabaya su'aalo badan
Barnaamijka maanta waxa inala falanqeyn doona Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar iyo Garyaqaan Sakariye Maxamed Sheekh oo jooga Nairobi
Dagaal xooggan ayaa Magaalada xudur ku dhex maray xalay ciidamo huwan ah iyo kooxda Al-shabab oo weerar ku qaaday magaalada
Yusuf Sheikh Ibrahim oo ka tirsanaa saraakiisha safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa waxaa toogtay nin ku labisnaa dharka ciidanka DKMG
9 qof oo Soomaali ah oo Maraykanka laga tarxiiley ayaa maanta laga dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Madasha Dastuurka waa barnaamij gaar ah oo aan kaga hadlayno dastuurka qabyo-qoraalka ah ee DKMG ee Somalia
Dr. Cali Siciid Faqiih oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ayaa VOA u sheegay inay wadaan wadatashiyo ay la yeelanayaan Soomaldia qurbaha,
Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeyn cirka ah u geystay bartilmaameedyo ku yaalla duleedka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.
Dagaallo ayaa dhacay kaddib markii kooxda Al-Shabaab ay weerartay saldhigyada ciidamada Kenya iyo DKMG ee duleedka Qooqaani ee J/Hoose
Xoghayaha arrimaha dibedda Britain, William Hague ayaa sheegay in wakhtigan ay adag tahay in laga qaado cunaqabteynta hubka Somalia.
DKMG ayaa sheegtay in midowga Al-shabaab iyo Al-Qaacida uu yahay wax aan cusbeyn isla markaana dowladda KMG ay hore taas u ogeyd.
Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay saldhigyo ay Al-shabab ku leeyihiin hareeraha degaanka Hosingow ee Jubadda Hoose
Barnaamijka wuxuu ka hadlayaa heerka macluusha. 6 Bilood ayaa ka soo wareegtay markii Qaramada Midoobay ay ku dhawaaqday macluusha.
Sarkaal ka tirsan ciidamada DKMG oo Gedo ku sugan ayaa sheegay in ciidamadu toogteen 5 qof oo miinno aasayay kana tirsanaa al-shabaab.
Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee kooxaha Soomaaliya uga socda magaalada Garowe.
C/weli Max'ed Cali, ra'iisul-wasaaraha DKMG ayaa sheegay in DKMG ay diyaar u tahay wadahadal ay la furto cid walba oo nabad doonaysa.
Miltariga Kenya ayaa sheegay in diyaaradahooda dagaalku ay shalay duqeeyeen saldhigyo ciidan oo Al-Shabab ay ku leedahay Jubbada Hoose
Madaxweyne Sh. Shariif ayaa maanta mar kale sheegay in dowladda Soomaaliya aysan oggoleyn fareglinta ciidamada Kenya ee Somalia
Somaliland ayaa maanta gar-gaar raashin ah geysay xerada Ifo 2. Mweyne Shariif ayaa soo dhaweeyay deeqaha Somaliland soo dirtay
Kuwo kale