Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Heerka Macluusha Somalia


Faaqidaadda: Heerka Macluusha Somalia
Faaqidaadda: Heerka Macluusha Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay heerka macluusha Soomaaliya.

6 bilood ayaa ka soo wareegatay markii Qaramada Midoobay ay ku dhawaaqday in goobo ka tirsan Soomaaliya ay ka dilaacday macluul ka dhalatay abaar daran oo ku habsatay barriga Afrika, gaar ahaan Soomaaliya.

Haddaba barnaamijkan ayaan ku eegaynaa muddada 6 bilood ee la soo dhaafay heerka macluushu intay le'eg tahay iyo waxa isbeddalay.

Waxaa barnaamijka oo ay daadihinayso Sahra Cabdi Axmed oo Nairobi joogta ka qeybgalaya;

-Prof. C/laahio Sheekh Cali Qaloocow oo la soo shaqeeyay hay;addaha QM.

-Maxamed Maxamuud Guutaale oo ka tirsan guddiga ganacsatada xaafadda Islii.

-Dr Ibraahim Faarax, oo macalin ka ah Jaamacadda Nairobi.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG