Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG: Ma Cusba Midowga al-Shabab iyo al-Qaacida


DKMG: Ma Cusba Midowga al-Shabab iyo al-Qaacida
DKMG: Ma Cusba Midowga al-Shabab iyo al-Qaacida

Dowladda KMG ayaa sheegtay in midowga kooxda Al-shabaab iyo urur weynaha Al-Qaacida uu yahay wax aan cusbeyn isla markaana hore loo ogaa in hoggaamiyayaasha ururka Al-shabab ay kooxda Al-Qaacida wakiil uga ahaayeen dalka Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasiirka warfaafina ee DKMG ee Somalia ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku faraxsan tahay inuu dhamaaday waqtigii ururka Al-shabaab uu isku qarinayay inuu yahay urur Islaami ah oo Soomaaliyeed.

Dhageyso warbixin iyo wareysi ka hadlaya midowga labada urur.

XS
SM
MD
LG