Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Duleedka Qooqaani


Dagaallo ka Dhacay Duleedka Qooqaani
Dagaallo ka Dhacay Duleedka Qooqaani

Dagaallo ayaa dhacay kaddib markii kooxda Al-Shabaab ay weerartay saldhigyada ciidamada Kenya iyo DKMG ee duleedka Qooqaani ee J/Hoose.

Sarkaal ka tirsan ciidamada DKMG ayaa la sheegayaa inuu geeriyooday. Afhayeenka ciidamada DKMG ee Jubbooyinka Max'ed Faarax ayaa VOA u sheegay in sarkaalkaasi uu dhintay kaddib markii uu jiiray baabuur ay ciidamadu leeyihiin.

Dhinaca kale, dhaq-dhaqaaq ayaa ka socda gobolka Gedo, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay qabsadeen deeggaanka Geed-weyne ee u dhaxeeya Doolow iyo Luuq.

XS
SM
MD
LG