Isku xirrada

War Deg-Deg ah

XUDUR: Dagaal xooggan oo Xalay ka Dhacay


Dagaal xooggan ayaa xalay waxa uu ka dhacay magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Dagaalkan oo dhex maray kooxda Alshabab iyo Ciidamada Ethiopia oo ay wehliyaan ciidamda dowladda KMG ah ayaa waxaa uu qasaare soo kala gaarsiiyay dhinacyadii dirirtu dhex martay, waxaa kaloo la xaqiijiyay in rasaas habow ah ay magaalada ku dishay laba qof oo rayid ah.

Wariyeheena Magaalada Muqdisho Mukhtar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

Halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG