Barnaamijka Wicitaanka todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay Doorashooyinka soo socda ee Puntland., waxaana marti ku ah Cabdi Qafaar Cabdi Wardheere, oo ah Aqoonyahan falanqeeye arimaha Somalia, kana soo jeeda Puntland
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay duufaantii dhowaan ku dhufatay Bariga Somalia, iyo daadad ku fatahay Sh/Dhexe
Qaramada Midoobay ayaa wada dadaal ku wajahan sidii loo kodhin lahaa tirada ciidamada Amisom, loona taageeri lahaa ciidamada dowladda Somalia
Dowladda Pakistan ayaa weydiisatay Mareykanka inuu soo afjaro weerarada dhinaca cirka ah ee dayuuradaha Droneska ee aaney cidina wadin ay ka fuliyaan Pakistan
Qaramada Midoobay oo Syria Ku Waajibisay inay Burburiso hubkeeda Kiimikada, ka dib markii shalay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu cod buuxa ku ansixiyay qaraar ku aadanaa hubkaasi Syria
Dowladaha Somalia iyo Turkiga oo horey u kala saxiixday heshiis dhinaca Milatariga ah ayaa shalay marka kale kala saxiixday heshiis dhinaca diblomaasiyadda iyo Arimaha Dibadda Ah
Qaar badan oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dunida iyo culumada Islamka ayaa cambaareyn iyo carro ka muujiyay weerarkii Argagixiso ee dhawaan lagu qaaday Westgate, magaalada Nairobi
Madaxweyne Obama ayaa Khudbad si weyn loo wada sugayay ka jeediyay Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ee Magaalada New York, isagoo xoogga ku saaray Bariga dhexe iyo Africa
Wararka ka Imaanaya dalka Kenya ayaa sheegayay in weli saakay laga dhowr jeer laga maqlay rasaas xarunta ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, saacado ka dib markii ciidamadu ay sheegeen inay la wareegeen.
Ila labaatan qof aya dhintey , kuwo kale oo badanna way ku dhaawacmeen kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen goob ganacsi oo caan ah oo ku taala caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.
Warmurtiyeed ka soo baxay shrkii caalamiga ahaa ee shalay lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Beljimka, ayay beesha caalamku ku balanqaaday inay garab istaageeyso heshiiskii lagu gaaray kulankaasi
Qolaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu shalay ku dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda Somalia,ka soo saaray war saxaafadeed uu ku soo dhaweeyay Golaha heshiiskii dowladda iyo Axmed Madoobe,
Wararka ka Imaanay gobolka Gedo ayaa sheegay in Cumar Xamaami oo ah Mareykan ka baxay Alshabaab ay ku dileen meel u dhow magaalada Baar dheere maleeshiyaad ka tirsan ururkaas.
Kulan madaxeedka Dalalka ku jira G20 ee ka socda Dalka Ruushka ayaa galay maalintii ugu dambeysay, iyadoo Hogaamiyeyaasha dunida ee ka qeyb galaya ay weli ku kala qeybsanyihiin, weerar Milatri oo ay suuragal tahay in Mareykanku uu ku qaado Syria.
Xaaladda Kufsiga Gabdhaha ku jira xeryaha Barkacayaasha waa mid aad u daran. badankoodna ma awoodaan dhibanayaasha kufsiga lagula kaco inay u soo sheegaan dhibaatadooda dowladda iyagoo ka baqaya su'aalo la weydiiyo iyo bulshadu ku ceebeyso
Banaanbaxyo waaweyn ayaa xalay mar kale gilgilay magaalooyinka Qaahira iyo iyo Alexandria ee dalka Masar, xilli uu dalkaasi ku jirto Bandow ay ku soo rogeen ciidamada.
Maanta Salaadda Jimcaha ka dib ayaa lagu wadaa in dibadbaxyo carro wata ay ka dhacaan jidadka magaalada Qaahira ee dalka Masar iyo magaalooyin kale
Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa amartay in la joojiyo ilaa iyo amar dambe qorshe dowladda Kenya ay ku dooneysay in qaxootiga ku nool magaalooyinka dalkaasi ay dib ugu celiso xeryaha qaxootiga
Qarax ayaa lala beegsaday ciidamada Sierra Leone ee Nabad ilaalinta ee ku suggan Magaalada Kismay, Rasaas ay fureen Qaraxa ka dib waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof gabar yarna wey ku dhaawaantay
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa markii ugu horeysan ka hadlay dacwad qabsatay beryahan Mareykanka
Kuwo kale