Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amnesty: Kufisiga Somalia Waa Fara ka Bax


Baarayaal ka socday hay’adda Amnesty International,Faraceeda Mareykanka, ayaa dhawaan tagay Somalia , intii ay safarka ku joogeen Somalia ayay la soo kulmeen gabdho iyo haween ku jira qaar ka mid ah xeryaha bara kacayaasha.

Markii ay baarayaashu ka soo noqdeen Somalia ayey soo saartay Amnesty international todobaadkan warbixin ay ku sheegtay in xaaladda kufsiga iyo gacan ka hadalka ku saleysan jinsiga ay yihiin kuwo baahsan.

Cristina Finch, oo ah Agaasimaha Barnaamijka xuquuqda Dumarka ee Hay’adda Amnesty international Americ, ahna Proffesor Maadada shariga ka dhigta Jaamacadda Goerge Mason ee dalkan Mareykanka ayaa VOAda uga warantay kufsiga Somalia.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00
XS
SM
MD
LG